Inkaston isleyahay ka’saar
Liiska magaceda
Lafta dhabarka haysiyo
Jidhkiyo gabi laxadkeyga
Adiga ku loohmo
Si weyn igu labanlaaban
Lagamana ladnaankaro
Marku kaaga lumo ruuxu
Lugooyada Dadkaygiyo
Mulaaq shayga libin aasa
Iyo labo wanaag Rabbay
Wixii aayar kala geeya 2x
Mana Lohan qofan ka jeclon
Looxa ku qoraye
Hadaad labi sagaal
Iyo dhul shishe
Las fog ku xidhnaato
inaad igu lamaantahay
Ogow laabta ku dhex noshahahyeeey

Lac anoo hurdada gaad islo
Gortan galo luuqa
Lubigana xususaha I lura
Laacdan u badheedho
Lulmo iyo dhulkaba waan naca
Kaama lado mandhey
Lixdan jeer hadi aan ku idhi
Laamka erey soohan
Libdhadiyo hadi aan fasiro
Leebkan igu taagan
Logada qalbiga saaran iyo
Lidku adi weeyi. 2x

Mana Lohan qofan ka jeclon
Looxa ku qoraye
Hadaad labi sagaal iyo
Dhul shishe
Las fog ku xidhnaato
inaad igu lamaantahay ogow
Laabta ku dhex noshahahyeeey?

Exit mobile version