VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Luul - Lyrics

Sida looxa diinkoo Lagu dhigay khadookale Laabtaad ku qorantahay Adigaa lahaadoo Libta calaf u yeezhee Labadeena luuleey Labadeena isku ladhan Ixtiraam iyo ladnaan Libaan iyo wanaag aaha Jacayl igu lilaahiya Naftaad ku lamaantahay Ala jacayl igu lilaahiya Naftaad ku lamaantahay Waxaaa laga abuuray Lafta feedhaha bidixoo Laga reebay xumihii Libintana quruxoo Dumar sharaftaadu luuleey Sharaftaadu luuleey Ka hilaacday caada sare ee Ka hilaacday caada sare ee Ixtiraam iyo ladnaan Libaan iyo wanaag Jacayl igu lilaahiya Naftaad ku lamaantahay Naftaad ku lamaantahay Jacayl igu lilaahiya Naftaad ku lamaantahay
Queue is empty
-- / --