VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma dhama aduunyada - Lyrics

ma dhama aduunyado weligeed waxbaa dhiman dhan markaad ka qabatana kan kalaa dhacaayoo dheelliya hadiyo jeer nafyahay igu dheer aniga dhibtaad ii geeysatiyoo dhaliil kaagama maqneeynee dareen baa nagu kala dhex jiray adigu aanad dheehan karin axdigii aan dhigannay iyoo jacaylkii dhexdeenna yaal dhab baan u ilaaliyaayee mar buu noqon dhammaysee adigu weligaa ha dhigin waqtigiyo dharaaraha nasiibkaa dhextaal u ah calafkuna ma dheelliyo waa dheef uleedahee dhigto weeye kuu qoran nafyahay igu dhex nool adigaa dhaayal kumaa mooganiyee kaa dhowrsan ismaan oraninee waxbaa jira dhalaan qarsoon weey dhaayuhu aanay qabin kareeyn axdigii aan dhigannay iyoo jacaylkii dhexdeenna yaal dhab baan u ilaaliyaayee mar buu noqon dhammaysee adigu weligaa ha dhigin
Queue is empty
-- / --