VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma waxbaa qarsoon - Lyrics

qalanjadii haweenkiyo qumantaan is baranaa inkastoonqacdii hore sida layla iyo qays qisadeenu inana yhay isku qoofalaydoo ila qaaday caashaqa balse waxan qureyshayahay qarda jeexa kenee qalqaloocshay sheekadu qiso yaab leh weeyee ma waxbaa qarsoonaa qawlkaan shalay idhi qaldi maayo caawoo ceb qaadan maayee gabadh qiimo badanoo qayrkeed wax dheeriyo ruux qiimo laa tahee kuma qadiyo eebuhu qalanjadii haweenkiyo qumantaan is baranaay wuxuu qoray illaahbaa qofna baajinaynoo qasab ma leh jacaylkuye mar hadii aad qayrkay u qushuucday maantoo qaabishay dhigaygee kugu qoonsan maayee qaligaagu kuu rabo qosol kula caweeyoo qiimo bada kula nooloow qawlkaan shalay idhi qaldi maayo caawee gabadh qiimo badaniyo qayrkeed wax dheeriyo ruux qiimmo laa tahee kuma qadiyo eebuhu
Queue is empty
-- / --