VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maandeeq maay maay - Lyrics

hanuunanin hilooy nabadii hirgalii hankaad imigaad cishaba dhoqde anoon hilabin nabadii hirgalin hiraabkii milgoo cishaba dhoqde hagaajiyo hagaajii hogaankana noo hay horaa loo hardii haboon no hagee midnimo waa lama huraan hore aan u soconee hormar aan hiigsane hadafkeen no aste halii maandeeqa hataa nin haletee ameel ii hanweyn aa meel ku qiyaas somalidee halidee inay is helidee kumaan inageen waa la isku hilmaame
Queue is empty
-- / --