VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Majda - Lyrics

magoolkaa dhirtiyo ubax muunad wacan waxa tahay mulaax malyuun lagala baxo adan ma ogid sidaan ula miirkacee igu maran kalgacaloo igu milan sidaan majdaay kuu arkee maalin qudha miyaan kaa maarmayaa waa igu maaxayaa maashee jacayl igu moostayoo marinada wadnaha dhiigu uu maraad meel ku yeelatee igu maran kalgacaloo igu milan sidaan majdaay kuu arkee maalin qudha miyaan kaa maarmayaa
Queue is empty
-- / --