VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Marka la isku ooyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nimcaan Hilaac
Marka la isku ooyo

Marka leeysku ooyee
qalbiyadaa is aaminay
sideenaan sideenaan
oo is eegtaan is eegtaan
sow jaceeyl adkaada
weheshaday kalsoonida kalsoonidaa +2

Waxaa tahay, tahay tahay
arageediyo agteeda taan rabo
taan rabo taaaan rabo +2

Mana noole aadmiga
eeynigaa midaan qurux
kula simo aduunkoo
ifka dumarka dumarka ifka dumarka joogaan
alla tahay ruuxaan aayaha
kadhig oori leeyahay macaan/ayaan

Ruuxba ruuxa eegtee
murugada dartii qaba haddii uu
haddiii uu ilaalshoo ilaalsho
Nabsi ooda jiidhi ma adeego waligiii waligiiii+2

Waxaa tahay tahay tahay
ileeyskiyo nuurka aragtida
nuurkeyga aragtida aaragtida+2

Mana noole aadmiga
eeynigaa midaan qurux
kula simo aduunkoo
ifka dumarka dumarka ifka dumarka joogaan
alla tahay ruuxaan aayaha
kadhig oori leeyahay macaan/ayaan

codkii Nimcaan Hilaac