VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataano jacayl - Lyrics

munadii hablahaad marwooy tahayo maalintaan ku helaan murugo ka nasto midhaha kuu magoolay waan u mude maruunbaan rabay inaan mulkiye mahuraankii naftayda meel mariyayo muraadkaan lahayn ka midha dhalinaye maankayga jacaylka maansheeyayow mawlihii isku keensima mahadle mataano laba ah hadana mid qudho midiba mida kale mashquul ku yaho midnimo wada jiroo midig iyo bidixo cidina dhexdooda marinban nahay maaweeli caruurtu waa muhiimo martiyo waalidkeedba muuneeyo man iyo ubaxeed muuq dheerey macaan iyo waxad tahay madhafan mudaynu ahayn dar caashaqa muto muxubo kalgacayl madlun la ahoo markasta wada jiriyo meelkastoo aan kala maar mayn mirir qudha ee
Queue is empty
-- / --