Heesta Midaan u ilmeeyo - Lyrics
Midaan arageeda
Il doogsada muuqa
Hadaan in yar waayo
Midaan u ilmeeyo
Markey ila joogto
Midaan istareexo
Afkeedu miduusan
ii quurin xumaan
Miduu eraygeedu jaceyl
Igu beero kalsooni abuura
Ideeqaay ideeqaay
Asaageey idhaafshaay
Midaan ku arwaaxoo
Iiroon marwadeydaay
Allaha igu beegay
Ayaa mahadaa leh.