kumaan sooday weedhaha murtida kuguna soo mariyay
waa maqal tur jumahiyo naftoo kugu madiixaysa
midh kastoo jidh kaygiyo
xub naha waad dhex mirataaye
utur juma kuleyahay adaa lagugu muuneeyay
misaal gobaad leedahoo marag madonta ahe muqa ladaawado adaa mowle kugu deeqay
manka ubaxa dhaliyaad tahoo waad macaan badane makalada xiskaygiyo wad nahaad meel ku leedahayoo
alle waxan ku mahadshaa
inaad tahay midaan doortay
kumaq suuday milic siga indhaha muhashadaadiiye
maankiyo qalbigii baad dagtoo kugu mataaneeyay
kaga maar may dumarkii kaliyo mudan gayaan kayge
marwo aan ku faanaad
tahoo mowle igu kaabay
muxibadaadan ka gudhin
aniga maan kayga
waana mahad ilaahay
hadaad joogto midig tayda
manka ubaxa dhaliyaad tahoo waad macaan badane makalada xiskaygiyo wad nahaad meel ku leedahayoo
alle waxan ku mahadshaa
inaad tahay midaan doortay