hablaha gayigee
geeskani afrikee
quruxda gidigood
guuluhu ku manaystay
markaan isku geeyo
gobolka marwadaan
gabdhaha ka xushaay
gaaridii dumarkee
gob,odii nasabkaay
gobaad tahee munay
gudon kalgacaylka

dookhaygii gayaanka
gaar kaaga xushee
gardaadshay xasuusta
gacalo na mideeyay
hadaan guri raysle
gaaxdiisa ku maalno
gallada rabi baa lleh
gaaridii dumarkee
gob,odii nasabkaay
gobaad tahee miuunaay
gudoon kalgacaylka

Exit mobile version