VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacabka - Lyrics

naxariis da'diyo roob hadaan xididku noogayn dhirta ubax ma nuureen nabaadkuna ma soo baxo naftayduna sidoo kale jacaylkay u nugoshoo hadaan nacabka laga jirin halis weeyi noloshuye sow nuur qalbiga iyo halbawlaha ku naaxoo halkaan ka nuuxsado nifaaqeeya maad noqon niyada kumaan siin naruuriyo samaan dhaba hadaan nidarka qawl adag lagu naaxin caashaqa lama nuujiyeen ubad nin ragina sidiisaba la naf qabsan gaarina hoy kuma nagaadoo ifka kuma nashaadee
Queue is empty
-- / --