Ha tiririn Nabarada waqtiga
Niyadana usheeg qayr
nasrigii farxadaa dhawee
Naftaada kusii wargali

Nagaaashaad heli mardhaw
Waxaad naasiri rajada
Nitaaqana way dhamaan

Nasiibkii shalay ku dhaafay
baroo soo nonqanayaayee
Inaad nasatoo dagtiyo
Naruuro ku haay qalbiga

Way habarin cabashada nabdiga
Nusqaantana ka dheeraw
samirkii noqo ruux xigsada
Ku noolow dulqaad badan

Unooloow inaad xortahay
Fudaydkana nafta ha barin
Waxaad noqotaa qof adag

Nasiibkii shalay ku dhaafay
baroo soo nonqanayaayee
Inaad nasatoo dagtiyo
Naruuro ku haay qalbiga

Exit mobile version