Heesta Nasab - Lyrics
Nasab Oorideedaayee
Waa Nuur kalgacal
Naruuriyo ugbaad
Naftu daawatoo
Naxriis indhahu
ilmo qubanayaan
Nabar adi jaceyl
Ka nastoo baryaba
? nadiifsee
Ka rajada nagade
Naajaxay badnaa
Nabdyoo wanaag
Nimcadaan dhamaan
Oolaad lagu nastoo
Naxdi qayr lahoo
Noo doceeye ebed
Eeboo na siiiy (AAMIIN)
Nasab oorideedaay
Niyad saafiyo
Waa nolol qurxoon
Nal ifaayo oo
Nasri lagu dagoo
Neecaaw qawoow
Naxli kuma badoo
Nidar waxaan ku mari
Nafis waxaad ku tahay
Sida nuurkiyo
Naxwahoo ku baroo
Nabdyoo wanaag
Nimcadaan dhamaan
Oolaad lagu nastoo
Naxdi qayr lahoo
Noo doceeye ebed
Eeboo na siiiy (AAMIIN)