VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naxriis - Lyrics

qalbiga nudihiisa nabdiga iyo uurka niyada saldhigeeda oo intii naxli heedhe nacayb igu haysa iigu qaaday intii nabarkayga dhibkayga ku naaxda aniga nafsadayda intii neceb maanta anaa noloshooda saamxay noloshooda laabta u nadiifaa naqbaan u rajeeyay nimcaan daga leeyahay nadiga ha u qaadan admiga naxdintiisa nitaaqo ha raadsan waxaad noqon waydo nasiib ha u eersan ha naadin waqaana nafsiga ficilkeena ku waani naftaada inbadan naxariista wixii noloshaada nusqaan u horseeda naanayso ka reeba ka naar qalbigaaga naciyo xumohoo dhan
Queue is empty
-- / --