Nasab ooridaadaayee
Waa nuur kalgacal
Naruuriyo ugabaad
Nafta daawatoo
Naxriis Indhahu
Ilmo qubanaayaan

Nabar adi Jacayl
Ka nastoo baryaba
Jirnadiifasee
? Jarada ku nagay
Naajaxa badnaay

Nabadyoo wanaag
Nimcadaan dhamaan
Owlaad lagu nastoo
Naxli qayr lahoo
Udaceey ebed
Eebo nasiiy, Eebo

Nasab oorideedaay
NIyad saafiyo
Waa nolol qurxoo
Nal ifaayoo
NAsri lagu dagoo
Neecaaw qurxoo

Naxli kuma badoo
Nidar waxaan kuu mari
Nafis waxaad ku tahay
Sida nuurka iyo
Naxwahoon ku baro

Nabadyoo wanaag
Nimcadaan dhamaan
Owlaad lagu nastoo
Naxli qayr lahoo
Udaceey ebed
Eebo nasiiy, Eebo

Exit mobile version