VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimcooy adigaa deeqay - Lyrics

nimcooy adi daraadaa dumar kale diidoo dibnahayga uma furo adaa deeqay naftayda cishqigii doorshay boodhari ee dhaafshay dunida ana dagay dushaydoo dalan baabi baan ahaye dareenkii kalgacalkaay naftaa daryeel u tahay diiftiyo dhibtaan qabo adaa iga daweyn kara da,da maanta joogtaa kkaa doortay adigee ha i diidin ha idayrin adiguna
Queue is empty
-- / --