nimcooy adi daraadaa
dumar kale diidoo
dibnahayga uma furo
adaa deeqay naftayda
cishqigii doorshay boodhari
ee dhaafshay dunida
ana dagay dushaydoo
dalan baabi baan ahaye
dareenkii kalgacalkaay
naftaa daryeel u tahay
diiftiyo dhibtaan qabo
adaa iga daweyn kara
da,da maanta joogtaa
kkaa doortay adigee
ha i diidin ha idayrin adiguna

Exit mobile version