VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


qalbiga dajiso Lyrics

afkaba daahiisu waa dibnaha ooo
la yidhi ki daboolan waa dahabe
dabayshu dhulkay ka duushaa
daruurta cirkana daadihisee
dadkana dabarkiisu waa diin
ragana dumarkaa dugsoon u ahoo
hadaanay dadab galin dabayshadaee
adigu diidaneey adaa dahabee
qalbiga dajjiso indhaha deeqdee
sidii dayax soo baxaa tahay
naf caashaqu dagoo ku daydayaysaa
dabiib u tahee dawee gacalooy

dayaxa qoraxdaa ilays u dirtee
haduu dibadana waxba dada,ee
cuntaan dabkuun baa bislayn kara
hadaanu diyaarin daan makaree
dareen caqligaa warka u dara
haduu damqadana waxbaa daaree
dookhiyo caashaqaa is daadahshee
adigu diidaneey aadaa dahabee
qalbiga dajisoo indhaha deeqdee
sidaa dayax soo baxay aayaa tahay
naf caashaqu dagoo ku daydayaysaa
dabiib u tahee dawee gacalooy

loading..
-- / --