ku daayay qiiroy
way kugu qaaday xasuuse
alla qancay maanta dabaded
a wax xiiso uma qabo
qoomomay ha soo noqon
qabiskani jilayxiyo
alle qaar kale ha daydayin
way qufulnow dareenyahaw
alla qufulnow dareenyahaw
ha iqaban jacaylow
dhawr jeer qasaartaye
way qalbiyahaw is daba qabo
qof kaluun ha aaminin
alla qalbiyahaw is daba qabo

ha is raacin qurux maqan
he qasab maaha helis weye
waxa hayso kaga qanac
dadaalo ha quusanin
qudha soo dhatootaha
nololbad u qalantaa
ala qasoshaaye ha murugon
way wax ku qaado maalmaha
alla wax ku qaado maalmaha

Exit mobile version