VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta rajuun baan kaa qabaa - Lyrics

hadaad iga roorto iyo hadii aad i raacaysaba rajuun baan kaa qabaa hadaad raran igu gubtayo hadaa rays igu furtaba halkaa rubadaad ku taal waxaan laga raysanayn kolay lama raajiyee ku jecel ruuxdani ku jecel rukuucda sujuuda iyo salaadaha raatubta ah adaan rabi ka baryaa hadaad iga raysatiyo hadaad isasoo rogtaba si wayn baan kuu raba hadaan kala raagna iyo hadaan kala raar dagnaba ruclaan kugu goobayaaye raacdada xiiisaha i baday naftaydaa raali kaa ahe jacayl waa raasamaal rukuucda sujuuda iyo salaadaha raatubta ah adaan rabi ka baryaa
Queue is empty
-- / --