Rafiiqdaan doortaayee
Naftayda hadaadan rabin
Anaa raali kaa ahoow
Wadnaha raxan raad ku jira
Rajo weli kaa qabaa

Ruuxdaydaa ku weentahoo
Jacaylkaynii ribaday
Raadbuu kaga tagay qalbiga
Qalbiga raadbuu kaga tagay qalbiga

Haddu loo gaaran yahoo
Oo inaad raali ua ahayn
Hadayr kaa reesan waayay
Adaa ii roon aniga
Anaa kuu roon adiga
Runta waa wada jirkeen

Adoo rasmiyee ijecel
Hadaan kaa roori jiray
Hadayr kuma riixayee
Waxaan raclo ku jiray
Runta baradaan lahayn

Qalbigaa rogrogay talo
Waxii dhacay raali galin
Rogaal colin kaga baxshayee
Runtii rutnii
rogaal celin kaga baxshee runtii

Haddu loo gaaran yahoo
Oo inaad raali ua ahayn
Hadayr kaa reesan waayay
Adaa ii roon aniga
Anaa kuu roon adiga
Runta waa wada jirkeen

Exit mobile version