Heesta Ruqaansi - Lyrics
Naftii ku rabtee
Raadkaaga ku raysay
Ka reeso dhibtayda
Huunay boqol jeer
Wadnaha ku rajeey
Ka raali ahow
Ninbaa raasamaale
Rafiiqle ahow
jacayl kugu raagay
Ka reebo qalbigaaga
Hakaa ridi dheer
rigeestay waayo
Ka rogay qalawgiiyee
Niyadu ku jirtaayee
Wadnahu ku ruqaasay
Hurdadaad ku taqaanay
Ninbaa raasamaale
Rafiiqle ahow
jacayl kugu raagay
Ka reebo qalbigaaga