VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir daacad - Lyrics

Intaan dartaa ugu jiro dadaal Samir daacad iyo dulqaad ii lahow Taan doortayee dookhaiyo qalbiga Kaligeed dagtaay Intaan kaligaa ugu jiro dadaal Samir daacad iyo dulqaad iilahow Damiirkana usheeg adoo dunida nool Dumar kale inaan kugu doorsanaynin Intaan dartaa ugu jiro dadaal Samir daacad iyo dulqaad ii lahow Caashaqa Dawooy darxumiyo Dhib iyo dadaya kadhowr Nacab daalinoo isku keen diriyo Waxkastoo udaran diyaar u ahow Damiirkana usheeg adoo dunida nool Dumar kale inaan kugu doorsanaynin
Queue is empty
-- / --