Intaan dartaa ugu jiro dadaal
Samir daacad iyo dulqaad ii lahow

Taan doortayee dookhaiyo
qalbiga Kaligeed dagtaay
Intaan kaligaa ugu jiro dadaal
Samir daacad iyo dulqaad iilahow

Damiirkana usheeg adoo dunida nool
Dumar kale inaan kugu doorsanaynin

Intaan dartaa ugu jiro dadaal
Samir daacad iyo dulqaad ii lahow

Caashaqa Dawooy darxumiyo
Dhib iyo dadaya kadhowr
Nacab daalinoo isku keen diriyo
Waxkastoo udaran diyaar u ahow

Damiirkana usheeg adoo dunida nool
Dumar kale inaan kugu doorsanaynin

Exit mobile version