VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saw saw Ft Queen - Lyrics

Dhalashada cadceedyahey Dhirta ubaxa laamaha Dharabkii kuyaaliyo Dhadadii Dhadadii kameydhaay Dhibicyahey abaartiyo Dhulka siigadii tiil ka Dhaqdee kameydhaay soow Dhaayaheygiyo Dhiigeygi maad noqon soow Dhuuxa xoosiyo kuma Uumnid dhuumaha Soow Kuma Dhaweystoo Dhiggaa kaalamaan bixin Dhaban qurux leh iyo jaah Dharar muuq leh iyo joog Dhaqan iyo asluub badan Sooma Dheerid kheerkaa Xamda Queen Dhaadashada haldooryahow Dadka iyo Dhulkiisaba Naxastiisa Dhowree Karti loo Dhameeyoow Dhalashada halyeyoow Aniga iyo Dhashiisaba Dhibta naga ilaalshoow Soow Dhuuxa hoosiyo Kuma umnid Dhuumaha Soow maanka diiftiyo Kama bi'isid Dheelida Soow Dhuuxa hoosiyo Kuma furnid Dhuumaha lyrics by liibanadan
Queue is empty
-- / --