VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shaki - Lyrics

Hadii dadka qaar sharkiyo Xumaha dawo looga dhigay Jacaylkuna ruuxuu dilo Diwaanka lagu daray Duruuftiyo noloshaada Xumaanbaa isku diidnaa Xalkooda ma daydayee Labada isku duubanbaa Aamin ku daadaxshoo Ha yeeshee dulqaadkiyo Sidaan dusha kuugu sido Hadaad daacad iigu tahay Dhaxdeena dabkaa ka shidan Heeee haaaa Hadaan dan lagu heshiin Jacaylkana loo dar dhigin Duruufaha taagan iyo Casriga dunadaaa Aadamuhu takanihiyo Duluumaha qarqarsooniyo Dabino laysku laba dhigo Labada calaf isku dariyo Xalaal lama kala dilee Hayeeshee dulqaadkiyo Sidaan dusha kuugu sido Dhaxdeena dabkaa ka shidan Kuwii daaraa ku guban Kuwii daaraa ku guban
Queue is empty
-- / --