VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sihaam - Lyrics

waqal sida mayay roob oo saban barwaaqo ah saxansaxo udgoon badan qayrkiisa saydhiyay biyuhuna susumayaan rahu seexan waayoo sawdkiisu saaranyahay dhirtu ubaxu saaqoo cagaarkuna ku sii daray subax xaalku saa yahay adigoo susumayoo suuradaad u dhalatiyo ku sifaysan qurux dumar inaan sihaam ku daawado SAATIR ha igu kaa simo sabankoo barwaaqo ah cadceed sii dhacaysoo saydhisay falaadhaha kuna saaqday geedaha oo sow ka maqashiyo wayraxa sacaha iyo geelu soo dhawaadiyo seerada la soo galay ubadkuna ku sugayaan
Queue is empty
-- / --