VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurka iyo qalbiga - Lyrics

goor iyo ayaan nafta waxaad u tahay ubax soo widh widha ag joogaaga iyo ereyada kal gacal inay igu bataan ala jeceliya axdigii la galo qofka oofiyuu alle jecelyehe ayaan badaniyaa anfacada la cuno adoon ila fadhiyin afka maba gashoo iimaba dhadhami inagoo is jecel markaan arkaba uurkiyo qalbiga ku adeecsanba aad ugu farxaa abuurkaaga wacan eegmadaa ku ladhan amaantaan ku daray inaad tahay ninkaan mude dheer allow igu beeg lahaa aqbalkuna ku dhacay inaad mudantahaa anigiyo daduba isku raacnayoo waad istaahishaa anigaa qirtoo caashaqa unkamay sida oogadaan u ilaaliya
Queue is empty
-- / --