VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aamina - Lyrics

aragsaneey waxaa tahay uurku miduu taboo dhamaan unugyada jidhkiyo naftaydu u oomantee astaana waxaad u tahay akhlaaqda wanaagsan iyo waxaa tahay aaminaay hablaha taan ka aaminiyo ayaan badan taan ku dagay hadaba ooridaydiyeey is afgaradkaa qaaliyee islaaxa dhexdeena iyo dhismaha qoyska wacan sideen u ileeshanaa aragsaneey waxaan ahay aadame hadaan aaminaay qaldamay inaad iga saamaxdaan macaan adka kaaga ahay agtaydaad qiimo wayn oo aanan ilaawi karin adaa idileey ku loo abaal baan kuu hayaa ayaan badan taan ku dagay hadaba ooridaydiyeey is afgaradkaa qaaliyee islaaxa dhexeena iyo dhismaha qoyskeena wacan sideen u ilaashanaa aaminaay
Queue is empty
-- / --