VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayaha - Lyrics

inanyahay wareerkiyo walwalkaad abuurtaa waayahan ku taagoo la walaacsan tahay wali waxay talo xumaataa markaad wacan kalsoonida waydaaratee tidhi anuunbuu warkay soco malaha wadarta ruuxaad waayo arag ku tahayoo qormadiyo wanaagaa waheey aanad garanayn hadaan wadajirkeeniyo wabaax iyo kalgacalkiyo wanqlaal dareenkiyo ma wadaagi karaynaa xilka qoys wanaagiyo markaan warsan maad noqon hana dhuuxin weedhiyo wixii inaga noo daran malaha wadarta ruuxaad waayo arag ku tahayoo qoradiyo wanaagaa waheey aanad garanayn
Queue is empty
-- / --