VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayahay aan kaa helo cover - Lyrics

waayaha aduunyada wax ku qaadan mayside ruux walaal ku moodaa hadii uu ku weheshado oo wacadka ku diidaa warankaad ku tuurtaa kugu weecan doonee jacayl kuma waraysee waa igu waa bariistee halbawluhu ma wado dhiiig wadnahana ma siiyee wadkaygii ha noqone hadaad adigu wacantay ani way i raacdee sidaan waalanahaybaa la igu wiirsadaayee weger idhi la taliyahaan waanadiisa diidoo adigaa i wiiqee warwar laguma waaree waayahay aan ka helo war war laguma waare nafsaan kugu wareejee
Queue is empty
-- / --