VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waligaaba baydh baydh - Lyrics

baadi goonkii yurubiyo baryo xiisaheedii adigaa bogaansho iidiray badweyntee hadii uu yar baaqsadey sharcigii badloo maray baryahanba saaxiib balafban maqlaayee waligaaba beydh beydh ama baarcadeeyoo bardow waan kujecelehee hayga jarin bariidada ruix ubaahduunbaa ogee barafkaa dhacaayee bini aadam daayoo bahalihii kahoydeen bacadbaabu inan yahay dabkan iga baxaayee kolba baahidiisii ma anaa wax tabashada naf jaceyl bainayaa baryahanba saaxiib balaf baan maqlaayee waligaaba baydh baydh ama baarcadeeyoo bardow waan kujecelehee hayga jarin bariidada ruux ubaahduunbaa ogee waligii ma baaba.o mana baxo jaceylkuye marka hore ubiyo dhigii kumaan baal maraayee bogahaan dhayiyaayiyo haygu kicinin baashow beerkaa xanuun jira baryahanba saaxiib balafbaan maqlaayee waligaaba baydh baydh ama baar cadeeyoo bardow waan kujecelahee hayga jarin bariidada ruux ubaahduunbaa ogey
Queue is empty
-- / --