VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walow - Lyrics

waloow aanu baran bogaan samir ku idhi waloow baahidii boga wali ka tirin waloow aan bartii damqashadu ka bi,in waloow aanay bilaneey qalbigii ka bixin waloow wali burqanaay ilmo badan indhuhu waloow aan basraay bilis kuu jeclahay kolkaa baryadaa boqol jeer ku qaday may bogsoon naftuye waan baajiyee waloow aanu ka burin baashaydu axdigu waloow barashadii baylah wali la rabin waloow aan baryanna bidhaantaadi wali arag waloow aanan boganoo hurdadii badh helin waloow wali badwayn badhtankeed ku jiro waloow bariidadii booqashadaadii tabay kolka aan barashadaa boqol jeer ku qaday may bgsoon naftuye waan baajiyee
Queue is empty
-- / --