VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wanaagu - Lyrics

nuurkiyo qoraxdii ifkee falaadhaha qaybisaay haday dumar qaayo inuu qurux leeyihiin adaa qaaliyey ku wacan qudhayda adaa hantiyey adaa qabya tira hankoo qormeeyay jacaylkiyoo qaybtii noloshaa tahee adaa qalbigii hadhsada wanaagu haduu qof yahay qudhaaduu noqon lahaa waynaa isku keen qoree nolosha dhinacaaga qabo qaabkuu rabi kuu dhigaa suugaan lagu qeexi karin haween qaryad baad utahay hablana qalanjaad utahay dadnimana qani baad katahay anaa xala diinta iyo oo qiyaamka rabi kuu dhashiyo qawlkiyo ficilkad sugtaa qayrkaa kaga soocantahee adaa qalbigii hadhsadey wanaagu haduu qof yahay qudhaaduu noqon lahaa waynaa isku keen qoree nolosha dhinacaaga qabo wanaagu haduu qof yahay qudhaaduu noqon lahaa waynaa isku keen qoree nolosha dhinacaaga qabo
Queue is empty
-- / --