VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabsi baan ku galay - Lyrics

xamar aadideedii xornimada u hadalkii xabsi baan ku galayoo xaalkeenu waa kaa bandar xebaheedii xasuustii ku laabnayd tagitaan xagaageed yaa ku sheegay xaaraan maxaa laygu xidhayaa xagjir layga dhigayaa ee lay xaganayaa oo la xanibayaa dadku xoolo maahee xero aad ku oodee xaq waxaan u leeyahay xag kastaba u kicitimo wadankayga xoog baan xeel aad u jecelahay laygama xigsanayee xinjir baan u qubayaa maxaa laygu xidhayaa xagjir layga dhigaya ee lay xanibayaa oo lay xaganayaa
Queue is empty
-- / --