logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanuunka Jaceylka mp3 ahaan

Sawirka Nimcaan Hilaac

Nimcaan Hilaac

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Xanuunka Jaceylka lyrics

Xasuusta Ayaamo
Aan xadhibnaa
Xanuunka jaceylka
Xoogu ubadnaa
Lyrics by Masuul.com

Anoo xayirnaa
Dartaa xawilnaa
Xogtayda iyo
Xalkaan ku sugnaa
Ahayd mid xumayd
Xasaasi ahayd
Adaa xuladkii
Xandeeda dhumiyoo

Xalaal dhaladee
Xalaawatul loos
Waxaad  xubiyee
ku taal xabadkee

Ishii xabisneed
Xureesay hadeer
Xur baad tahay
Dharxishoodka habee
Hanoo xafidee
Dhankaaga xumeey

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --