VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilo jano - Lyrics

Habluhu Kala xeelad wacan Xaragadana kala qurxoon Xishmo iyo kala roon Waxgarad Xulkii Soomaalidiyo Waxaa tahay xuuralcayn Adaa xaas ii noqdoo Ku aaminay Xilo janooy Hooyadaa Adaa xiisaha naftana Xariir wacan ii ahaa Haddii Xaawalay dhamaan Dushayda ku xeerantahay Haboonooy inaan dhuntoo Casho kula meel dhigaa Xamzaay Xamzaay Macaan Marna ha iga filan anniga Markuu xaaladaha guur Xiskayga ku xeelmayoo Oolad xaajada jacayl Maankayga waxaan ku xulay Inaa tahay tii xajkiyo Xurmaba lagu soo korshoo Xariirtii Odal iyo Xasuustii Boorama iyo Xamzaay halkii aad ka timid Haddii Xaawalay dhamaan Dushayda ku xeerantahay Haboonooy inaan dhuntoo Casho kula meel dhiga Xamzaay Xamzaay Macaan Marna ha iga filan anniga
Queue is empty
-- / --