VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xishood gaari - Lyrics

gaaridii haween guyaal iyo guyaal ka dhex goobayaaye xishood gaara iyo maamuus gobeed rabi kugu galadaaye geestaada aniguna u gudoontayoo waan kugu gam ee gacal iyo xigaal guntu u gaabanoo farxadii gayiga lagu soo galbiyo gacalooy ahaw geen yadaan bulshaba gaar uga xushaay jacayl aan go ayyn midaan guun ahayn aan gaagaxayn ii kaa gal yoo guri barwaaqiyoo gal xareedi taal gaaf iyo aroos aan kula galee by masuul.com
Queue is empty
-- / --