VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubigaan dartaa - Lyrics

Dooqan Igu jiree Dumar adi ku yiri Igu deeqay kalgacal Dawo ma leh miyaa Dareenkiyo wadnahii Ku daryeeli jiray Ka dal dardoorsatee Day aan ku faree Xubigan dartaa Igu riday daluun Dar alle hadmuu Qalbigaaga dagi Aniguna idagi Midaan doortayee Naftu igu dartaay Intaan kuu diirnaa Miyaa ii darneed Dabeelaha kalgacal Markay ila durkeen Duufaan iheleen Dirdsin ila jecleed Xubigan dartaa Igu riday daluun Dar alle hadmuu Qalbigaaga dagi Aniguna idagi
Queue is empty
-- / --