walaw aynu dookhiyo damqashada ka simanahay qalbi kuu darsadaybaa kalinimo dareemee
ana doonistaadii jidhku way dubaaxshayo nafta dabar ku xidhatoo kaa jeclaaday dumarkee
adigaan dusiiniyo kaa helay daryeeloo