VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxadii iga ambatay - Lyrics

danbiga aduu aad gashaa naftayda ku oogayaa awood anigoo lahayn ayaan kuu ilmaynayaa intaaa waan ku eegayaa adaan ku amaanayaa indhaha kuu oyayaa ilmada ka idlayanayaa farxadii iga anbataa aduunka ka raadiyaa arlada waynanta badan agtaadaan ku ursamaa eedahaan kaba dhawrayaa ixtiraam ku astaynayaa
Queue is empty
-- / --