danbiga aduu aad gashaa
naftayda ku oogayaa
awood anigoo lahayn
ayaan kuu ilmaynayaa

intaaa waan ku eegayaa
adaan ku amaanayaa
indhaha kuu oyayaa
ilmada ka idlayanayaa

farxadii iga anbataa
aduunka ka raadiyaa
arlada waynanta badan
agtaadaan ku ursamaa
eedahaan kaba dhawrayaa
ixtiraam ku astaynayaa

Exit mobile version