VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garwaaqsi - Lyrics

haddaan goonyaha cishqiga inuu gaagaxo ka jiray cishana gabbalkii dhacaba naftaada u gooni ahay anoo gacalisooy ku iri inaad iga gaabsataa miyeey kuu gaadhay taa intaa waxaan goobayaa uguuxaa hadiyo jeer inaan guri kula degoo adiga kuu gaar noqdee gadduu dhaqankeennu yahay haddaadan garwaaqsaneeyn nabdiga geedkii ka baxay gadaal ha u celin marnaba garwaaqsiga xaajadana aduunyo guullaha baxshee garaad wacan igula soco intaa waxaan goobayaa uguuxaa hadiyo jeer inaan guri kula degoo adiga kuu gaar noqdee...
Queue is empty
-- / --