VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kashaan love ku dhigay - Lyrics

sahraay xidigtaydiyeey xareed iy roob da'aay xiskayga adaa dhayoo adaan kugu xidhay qalbiga xariir iyo luul ifaay adaa xididada jidhkiyo ku xidhan beerkiyo wadnaha waxaad tahay xuural cayn xayaatada taan taboo kashaan love kuu dhigayee xiskayga qaboojiyaay kashaa kuu xiistayoo xanaanay kaa rabtaa sahraay hanashada xiskaay hablaha taan soo xushaaay naftaydaan kugu xidhoo xagaaga u soo go'dee
Queue is empty
-- / --