VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muxubo kalgacayl - Lyrics

Dareen muhasho leh Jacayl mudasho ah Mudnaan garasho Kalgacal muxibo le Muuqaal hibasho leh Maariin dhalasho ah Muunada quruxda leh Midaan ku xushaay Sidii malabkii macaan badaneey Maankaad dajisoo Yaasmiin miratee Jacayl midho dhala Macaan iga hoo Milgiyo sharaflay Misbaax nuuraay Mugdiga ifaysaay Miyaan ku huraa Markaan ku helaan Mabsuud noqdoo Farxada mulkiyoo Ka maydhay dhibkii
Queue is empty
-- / --