VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab qaali ah - Lyrics

Imisuu nasiibkiyo Nolol calafku ugu diray Nimaan u qalmayninoo Hablaha gabdhaha Niyadooda dila Midaan naxayniyo Nacasbaa intuu helay Naafeeyay dumar badan Nolosha uga dhigay qadhaadh Nasab qaaliyaad tahee Ha niyad jabin Oori lagu nastaad tahee Ha noqon quus Rajaad nolosha leedehee Nin ku jecel ayaad heli naxariis lebaad heli Nin ku dhawrtabaad heli Nasab qaaliyaad tahay Imasuu nitaaqiyo Naxdin dumarka u badan Ninaan u tudhayninoo Hablaha gabdhaha Niyadooda dila Midaan nasteexiyo Qalbi nugul lahaynoo Naxariista kaba tagay Nacaba noloshaadi kaaga dhigee
Queue is empty
-- / --