VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taariikhdu - Lyrics

tusbaa tihiin doona khayrle togbaa iman aan gudhaynin qalbiyo kala taagan meel fog waayuhu midba meel ku tuuray ayaa isku talaabi waxaad ku tidha naftaada hankaa laga tiirsadaye niyada tamar weyn ka yeelo taarikhdu ilaawi mayso dhabaalaha caashaqeena intaan tacab soo marniyo tagtada waayihii adkaa jacylka sidaan u taagnay tusaale dadkay u noqon turxaanley caashaqeenu wakaa tarmaaye koraaya tusmada nolosha sugaynay wataa maantaba tisqaaday nasiib ina taakuleeyay tiriigna inoo ifaayo sidaan anba kuugu taamo ayaad adna ii tabtaayo niyada tamar weyn ka yeelo taarikhdu ilaawi mayso dhabaalaha caashaqeena intaan tacab soo marniyo tagtada waayihii adkaa jacylka sidaan u taagnay tusaale dadkay u noqon
Queue is empty
-- / --