VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan gaadhayaa - Lyrics

hadal la igu yidhi ma hilmaami karoo misna kuma hanjabo waan heetiyaa hamigaygiyo higsigaygu waa halkaan gaar u rabay waan gaadhayaayee 2x anoo hiilis raba ninka iga hadhoow i colaadiyana habeen uma jabo hilinkaan rabiyo himalada fogbaa i hogaamisee waan gaadhayaa 2x ha iga hadhin naftaay waan gaadhayaa ha iga daalinee waan gaadhayaa halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa ha hadlaan waymuhu waan gaadhayaa 2x qof i hareer socdoo i haraad tiree marka hogol da,dana igu hadaf ahbaa hor usocodka iyo is hor taaga guul anoo hawl yaraan ku hilmaamaheyn 2x hilaac ii big liyo hadafbaan arkaa hiimso hiimso iyo hubi waan ka baxay hanqaraar u cugo halawgu ma dhibtee halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa 2x ha iga hadhin naftaay waan gaadhayaa ha iga daalinee waan gaadhayaa halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa ha hadlaan warmuhu waan gaadhayaa 2x
Queue is empty
-- / --