logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuub adag mp3 ahaan

Sawirka Nimcaan Onkad

Nimcaan Onkad

Fikradaada ka dhiibo heestan

Xuub adag lyrics

Inkastoo xiskaygiyo
Qalbigayga xiratoo
Xuub adag ku leedahay
Inkastoon uxiisoo
marna aan xaqiri karin
Xubigii balaarnaaa
Lyrics by Masuul.com

Misna xumahaad beertaa
jacaylkii xadhibanyahoo
Xagal daaca waa adaga

inkastoo naftaydiyo
Sharuud guur ku xerayoo
Xaas adiga kula rabay
Marna kuma xisaabtamin
jacayllkii xurta ahaa
xaalkaan ku suganyahay

Misna xumahaad beertaa
jacaylkii xadhibanyahoo
Xagal daaca waa adaga

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --